Isniin, Bisha Saddexaad 28, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 07:05
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Soomaaliya

    Puntland oo ka Hadashay Shirka Istanbul

    Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Cameey, ayaa sheegay in Puntland ay shirka uga qeyb gashay dhinaca dhaqaalaha ee hiisgiga cusub (New Deal).

    Shirka Istanbul

    Wararka Kale

    • USA: Mudanayaal Taageeray Sharci ay Ansixisay Soomaaliya
    • Donald Trump oo ku Guuleystay Doorashadii Nevada
    • 23 Qof oo ku Geeriyooday Diyaard ku Dhacday Nepal
    • Erdoğan: Waan Sii Wadeynaa Taageerada Soomaaliya
    • Shir ku Saabsan Soomaaliya oo Ka Furmay Istanbul

    Maamulka Puntland ayaa ka hadlay mowqifkooda ku aadan shirka arrimaha Soomaalida ku saabsan ee ka socda magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

    Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdixakiim Cabdullaahi Cameey, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa sheegay in Puntland ay shirka uga qeyb gashay dhinaca dhaqaalaha ee hiisgiga cusub (New Deal).

    Cameey waxa uu sheegay in Puntland aysan ka qeyb-gali doonin shirka marka ay timaado arrimaha ku saabsan siyaasadda iyo doorashada 2016, ama 4.5, sida uu hadalka u dhigay.

    Waxa uu sheegay in Puntland aysan marnaba qaadan doonin go’aanada kasoo baxa shirkaas ee ku saabsan arrimaha siyaasadda.

    Cameey waxa uu sheegay in shirka lagu bixinayo dhaqaale Soomaaliya loogu talo-galay, sidaas darteedna ay Puntland u tagtay inay qeybteeda kasoo qaadato.

    Warbixintan waxaa Boosaaso kasoo dirtay weriyaheena Faaduma Yaasin Jaamac.

    Go'aanka Puntland ee shirka Istanbul
    Go'aanka Puntland ee shirka Istanbuli
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 2.2MB
    • Ku dhageyso MP3 - 570.9kB
     
     
    X

     


     

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00