Isniin, Bisha Saddexaad 28, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 12:15
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Caalamka

    UK: Somali 15 Sano Oo Xabsi lagu Xukumay

    Mahad Aadan, ayaa waxa uu qirtay dambi ah inuu sanaddii 2013 tooreeyey gabadh ay isku dhowaaayeen.

    UK map

    Wararka Kale

    •  Somalia: '4.7 Milyan Oo U Baahan Gargaar'
    • Ciidanka Dowladda Oo Dib U Qabsaday Marka
    •  Fallanqeyn: Qaraxii Diyaaradda DAALO
    •  Dowladda: Weerada Al-Shabaab Waa Bilow
    • Afghanistan: 3 Askari Oo Lagu Dilay Qarax

    Mahad Aadan oo kamid ah Soomaalida ku nool Britain ayaa lagu xukumay 15 sano oo xarig ah kadib markii uu tooreeyey gabar ku nool dalka Britain, sanadkii 2013-ka.

    Ninkan ayaa hadda Boolisku ay qabteen xilli uu dib ugu soo laabtay dalka oo uu ka baxsaday markii weerarkan uu gaystay.

    Mahad, ayaa markii lasoo taagay maxkamadda, waxa uu qirtay dambiga ah inuu gabadha tooreeyey.

    Gabadha la tooreeyey oo iminka 23 sano jir ahaa ayaa la sheegay in waqtigii uu dambiga dhaceyey ay saaxiibo ahaayeen Mahad.

    Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan soo diray.

    Soomaali lagu xukumay UK
    Soomaali lagu xukumay UKi
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 2.5MB
    • Ku dhageyso MP3 - 644.0kB
     
     
    X


     

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00