Isniin, Bisha Saddexaad 28, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 09:53
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Soomaaliya

    Caqabdaha Haysta Beeraleyda Soomaaliya

    Wasiirkii hore ee beeraha Soomaaliya ayaa sheegay in laba caqabad ay haystaan wax soo saarka beeraha Soomaaliya.

    Baabuur sida moos kasoo go'ay beeraha Afgooye

    Wararka Kale

    • ISIS oo Baahisay Video-ga Ragii Weeraray Paris
    •  Shirka Jowhar Oo ay Khilaafyo Hareeyeen
    • Masaarida Oo Xusaya Kacdoonkii 2011-ka
    • Xafiisyada & Iskuulada Washigton oo La Xiray
    • Soomaalida Finland oo Dood Yeeshay

    Wasiirkii hore ee beeraha xukuumadda Soomaaliya Cabdi Axmed Baafo ayaa ka hadlay caqabadaha haysta wax soo saarka beeraha Soomaaliya, oo sidii la rabay aan ahayn.

    Wareysi uu siiyey VOA-da, ayuu Cabdi Axmed Baafo ku sheegay in marka la eego barwaaqada dalka iyo roobabka da’ay, aysan beeraha Soomaaliya wax soo saarkooda gaarsiisneyn meeshii laga filayey.

    Wasiirka ayaa sheegay in arrintan ay ugu wacan tahay laba caqabad oo jira kuwaas oo kala ah:-

    1 - Ammaanka guud ee dalka oo ah mid saamayn ku yeeshay wax soo saarka
    2 - Dadkii wax soo saarka ka sahqaynayey oo magaalada soo galay, islamarkaana aan dib ugu laabaan miyiga.

    Axmed Cabdi Baafo ayaa ugu yeeray dowladda Soomaaliya in ay xoogga saarto wax soo saarka iyada oo laga billaabayo amniga beeralayda.

    Weriyaheena Cabdulqaadi Maxamuud Cabdulle ayuu Muqdisho ugu warramay.

    Caqabadah haysta wax soo saarka beeraha
    Caqabadah haysta wax soo saarka beerahai
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 4.8MB
    • Ku dhageyso MP3 - 1.2MB
     
     
    X


     

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00