Isniin, Bisha Saddexaad 28, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 10:25
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Soomaaliya

    Wafdi DF Ka Socda Oo Baqdaad U Jooga Shir

    Magaalada Baqdaad waxaa barri ka furmaya shir ay isugu imanayaan ururka Iskaashiga Islaamka, waxaana ka qeyb galaya guddoomiye Jawaari.

    Danjire Khadiijo iyo guddoomiye Jawaari

    Magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq waxaa barri ka furmi doona shir ay isugu imanayaan ururka Iskaashiga Islaamka oo Soomaaliya ay xubin ka tahay.

    Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Cismaan Jawaari, ayaa shirkaasi lagu wadaa in uu ka qayb galo inkastoo qaar kamid ah dawladaha Khaliijku aysan tagi doonin shirkaasi sababo la xiriira khilaafka u dhexeeya dawladaha Sacuudiga iyo Iiraan.
     
    Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa shirkaasi ka waraystay danjiraha Soomaaliya ee dalka Ciraaq, Khadiija al-Makhsuumi, waxaana ugu horrayn uu weydiiyay waxa shirkaasi uu ku saabsan yahay.

    Dhageyso Wareysiga Danjire Khadiijo
    Dhageyso Wareysiga Danjire Khadiijoi
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 2.4MB
    • Ku dhageyso MP3 - 621.0kB
     
     
    X

     

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00