Isniin, Bisha Saddexaad 28, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 12:20
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Soomaaliya

    Barakac Iyo Duqeymo Ka Socda Ceel-Cadde

    Ciidamada Kenya ayaa duqeymo ka wada deegaankan ka tirsan gobolka Gedo, taasi oo keentay inay dad badan ka qaxaan halkaas

    Ciidamada Kenya

    Wararka Kale

    • Britain: Putin Oo Lagu Eedeeyey Summeyn
    • Suuqyada Dalalka Asia Oo Hoos Usii Dhacaya
    • Wareysi Cabdi Weli Gaas: Ma Aqbalin 4.5
    •  Dagaal Dhex Maray Soomaali Iyo Oromo

    Wararka ka imanay deegaanka Ceel-Cadde oo ka tirsan Gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaas uu ka socdo barakac xooggan isla markaana ay ciidamada dalka Kenya wadaan Duqaymo xagga cirka ah.

    Deegaanka Ceel-Cadde ayaa Jimcihii hore kooxda al-Shabaab ay weerar ku qaadeen saldhig ay lahaayeen Ciidamada Dalka Kenya halkaas oo ay ku dileen askar u dhalatay dalka Kenya.

    Ciidamada Kenya, ayaa talaadadii dib ugu laabtay Ceel-Cadde, ayaga oo sheegay inay ugaarsanayaan kuwii ka dambeeyey weerarkii askarta badan looga dilay.

    Haddaba dadka Deegaanka ayaa VOA uga waramay sida xaalku haatan yahay. 

    Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa khadka telefoonka kula xidhiidhay Axmed Cali Gamadiid oo ka mida odayaasha deegaanka isla markaana dhawaan ka soo laabtay deegaanka Ceelcadde.

    Barakac ka socda Ceel-Cadde
    Barakac ka socda Ceel-Caddei
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 4.4MB
    • none - 13.1MB
    • Ku dhageyso MP3 - 1.1MB
     
     
    X

     

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00