Axad, Bisha Saddexaad 27, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 20:32
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Soomaaliya

    Dowladda Somalia oo ka Hadashay Weerarkii Awdheegle

    Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Somaliyeed Gen. Cali Baashi Maxamed Cumar, ayaa wareysi uu siiyey VOA-da uga hadlay weerarka.

    Abaanduulaha ciidanka xoogga Soomaaliyeed Cali Baashi

    Wararka Kale

    • Dawo Cusub oo Ka Hortageysa Cudurka Duumada
    • Iran oo Difaacday Tijaabadii Gantaal oo ay Sameysay
    • Wareysi: Xildhibaan Siciid Maxamed Xayd
    • Horjooge Hubka Kiimikada u Qaabilsanaa IS oo Xiran
    • Mareykanka oo Sheegtay Weerarkii Awdheegle

    Weerarkii saqdii dhexe ee habeenkii talaadada lagu qaaday degmada Awdhiigle ee lagu bar tilmaameedsaday saraakiisha Al-Shabaab ayaa waxaa soo baxaya inay fuliyeen ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowladda Soomaaliya.

    Wararka ayaa sheegaya in sidoo kale dayuurado iyo tasiilaad kale ay ciidamada Mareykanka ku caawiyeen kuwa Soomaalida, oo weerarka kaligood fuliyey.

    Sarkaal Mareykan ah ayaa VOA u xaqiijiyey in howlgalkan uu ahaa howl-gal lagu beegsanayey Al-Shabaab oo Mareykanka iyo dowladda Soomaaliya ay iska kaashadeen.

    Wariyeheenna Xuseen Barre Aaden ayaa weerarkaasi ka wareystay abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Somaliyeed Gen. Cali Baashi Maxamed Cumar.

    Wareysi: Abaanduulaha ciidamada xoogga Soomaaliyeed
    Wareysi: Abaanduulaha ciidamada xoogga Soomaaliyeedi
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 3.8MB
    • none - 11.3MB
    • Ku dhageyso MP3 - 963.5kB
     
     
    X

     

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00