Axad, Bisha Saddexaad 27, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 22:24
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Soomaaliya

    Puntland oo Qabatay Doonyo Kaluumaysi

    Dekedda Boosaaso

    Ciidamada badda Puntland ayaa saakay subaxnimadi dekadda magaalada Boosaaso ku soo bandhigay shan doonyood oo ay sheegeen in ay ku kaluumaysanayeen si sharci daro ah.

    Doomahaas, ayaa ciidamada waxa ay sheegeen inay saarayeen dad ka badan 60 qof oo u dhashay dalka Yemen. 

    Weriyaha VOA Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa arrintan ka waraysatay
    shirka Jaraa’id kadib taliyaha Ciidaamaad badda Puntland General C/risaaq Diiriye Faarax, waxayna ugu horayn weydiisay tirada doonyaha ay soo qabteen, dadka saaran iyo halka ay ka soo qabteen.

    Puntland oo qabatay doomo kalluumeysi
    Puntland oo qabatay doomo kalluumeysii
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 2.9MB
    • Ku dhageyso MP3 - 744.8kB
     
     
    X


     

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00