Talaado, Bisha Shanaad 03, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 11:46
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Soomaaliya

    Soomaali La Sheegay Inay ku La'deen Badda

    x

    Tiro badan oo Soomaali ah oo ka tegey dalka Masar, islamarkaana doonayey in ay qaab tahriib ah ku gaaraan Yurub iyagoo bada sii maraya ayaa ku dhintey bada u dhaxeysa Masar iyo Greece.

    Warkan, ayaa waxaa laga soo xigtay qaar ka mid ah Soomaalida Masar iyo dad sheegay inay dhacdadan ka badbaadeen, hase yeeshee VOA weli si rasmi ah uma xaqiijin.

    Soomaalida ku nool dalka ayaa muujiyey sida ay uga niyad xun yihiin dhibaatada la sheegay inay ku dhacdey dhalinayaradan Soomaalida ah ee bada ku dhamaadey.

    Waxaa warbixintan Qaahira kasoo diray Xuseen Saxnuuni

    Warbixin Tahriibka
    Warbixin Tahriibkai
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 5.1MB
    • Ku dhageyso MP3 - 1.3MB
     
     
    X

    Sidoo kale, laba dhalinyaro ah oo sheegay inay arkayeen mid ka mid ah doonyahan degay, iyagana uu badbaadiyay Markab laga lahaa dalka Giriirgga, ayaa wariyeheenna Ismaaciil Xuseen Farjar u waramay.

    Qof ka bad-baaday dhacdada
    Qof ka bad-baaday dhacdadai
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 5.5MB
    • Ku dhageyso MP3 - 1.4MB
     
     
    X

     

     

     

    Qubanaha VOA

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00