Talaado, Bisha Shanaad 03, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 11:12
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Afrika

    Nairobi: LIbaax Kale Oo Ka Baxsaday Xero

    x

    Wararka Kale

    • Maraykanka oo Duqaymo Cusub ka Gaystay Koonfurta Soomaaliya
    • Qodobo Laga Soo Saaray Shirkii Madasha
    •  Xildhibaano Maanta Tagay Degmada Waajid
    • Qaraxyadii Brussels: Laba Qof Oo Dacwado lagu Soo Oogay Maanta
    • USA oo ka Hadashay Doorashadii Djibouti
    • Dadka Abaaruhu Ay Saameeyeen Oo La Gaarsiinayo Kaalmo
    • Maxaa Looga Hadlayaa Shirka Madasha?

    Dadweynaha magaalada Nairobi iyo xaafadaha ku xeeran ayaa ku jira cabsi kadib markii mar kale uu xerada weyn ee National Park uu ka baxsaday libaax.

    Libaaxan la la’ yahay ayaa la rumeysan yahay inuu baxsaday habeenkii Isniintii, sida ay sheegeen saraakiisha hay’adda duurjoogta ee dalka Kenya.

    Xerada uu ka baxsaday libaaxan, ayaa beryahanba aad loogu dhaliilayey amnigeeda kadib markii ay ka baxsadeen xayaawannadan halista ku ah nafta aadanaha. 

    Yaasiin Ciise Wardheere ayaa warbixintan nooga soo diray Nairobi.

    Libaax ka baxsaday Nairobi
    Libaax ka baxsaday Nairobii
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 1.7MB
    • none - 5.0MB
    • Ku dhageyso MP3 - 425.5kB
     
     
    X


     

    Qubanaha VOA

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00