Talaado, Bisha Shanaad 03, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 12:14
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Soomaaliya

    Salaad Roob Doon oo lagu Tukaday Muqdisho

    Muqdisho

    Salaad roob doon ah oo alle looga baryay in abaaraha uu xilligan ka dulqaado dadka ayaa maanta lagu tukaday Masjidka Isbahaysiga Islaamka ee Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

    Munaasabadan salaadda roob doonka lagu tukunayay ayaa waxaa soo ababaushay wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta iyada oo ay ka qayb galeen boqolaal dadweyne ah iyo xubno ka tirsan xukuumadda Soomaaliya.

    Wariyeheenna Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan inoo soo diray.

    Warbixin: Salaad roob doon ah
    Warbixin: Salaad roob doon ahi
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 2.9MB
    • Ku dhageyso MP3 - 742.5kB
     
     
    X

     

    Qubanaha VOA

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00