Talaado, Bisha Shanaad 03, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 12:13
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Soomaaliya

    Muqdisho: Dad Ku Dhintay Weerar Hoobiye

    Muqdisho

    Wararka Kale

    • Xarumaha Shabaab ee Jilib oo la Duqeeyey
    • Muqdisho: Baabuurta Taariko La'aanta Ah Oo La Mamnuucay
    • Talyaaniga: Muhaajiriin Lasoo Badbaadiyey
    • IMF oo Ammaantay Dowladda Somalia
    • Greece: Muhaajiriin iyo Booliis Isku Dhacay
    • Awdal: Dad ku Dhintay Roobab Da'ay Xalay

    Ugu yaraan laba qof ayaa ku geeriyooday weerar hoobiye oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

    Hobiyayaasha oo illaa lix ahaa, ayaa ku dhacay xaafado ku dhow madaxtooyada Soomaaliya, oo ka tirsan degmada Xamarweyne, sida ay sheegeen dad goobjoogeyaal ah.

    Hoobiyayaashan ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay 13 qof, oo qaar ka mid ah ay xaaladoodu tahay mid aad u liidata.

    Dhammaan hoobiyeyaasha, oo la ruemysan yahay in loola dan lahaa madaxtooyada Soomaaliya iyo xarumaha dowladda, ayaa ku dhacay guryo iyo goobo ay dad shacab ah ku sugnaayeen.

    Dadka khasaraaha uu soo gaaray ayaa dhammaantood ah dad shacab ah.
    Weerarada hoobiyeyaasha ayaa dhowaanahan kusoo badanayey magaalada Muqdisho, ayada oo inta badan dadka weeraradan fuliya ay baxsadaan.


     
     
     

    Qubanaha VOA

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00