Arbaco, Bisha Afraad 06, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 11:18
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Soomaaliya

    3 qof oo Ku dhaawacantay Baladweyne

    Wararka ka imanaya magaalada Baladweyne, ayaa sheegaya  in saddex qof ay dhaawacmeen kadib markii iska horimaad uu dhexmaray ciidamada amniga iyo dadweyne taageerayey mowqifka odayaasha dhaqanka ee Beledweyne ay ka qaateen shirka maamul samaynta ee ka socda magaalada Jawhar.

    Magaalada waxaa ku sugnaa tan iyo shalay madaxeynaha Soomaaliya Md, Xasan Sheekh Maxamuud oo isku dayaya in odayaasha diiddan shirka ugu qanciyo inay kasoo qayb galaan. Warbixintan waxaa Beledweyne nooga soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

    Bannaanbaxyada Baladweyne
    Bannaanbaxyada Baladweynei
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 2.1MB
    • Ku dhageyso MP3 - 543.0kB
     
     
    X

     

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00