Arbaco, Bisha Afraad 06, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 21:09
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Soomaaliya

    Lix Qof oo ku Dhintay Dagaal ka Dhacay Afmadow

    Dagaalka ayaa bilowday kadib markii dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay weerar xooggan ku qaadeen fariisimaha ciidamada Jubbaland.

    Al-Shabaab

    Wararka Kale

    • Clinton iyo Trump oo Guulo Weyn Gaaray
    • Nigeria: Qarax Masjid oo Lagu Dilay 22 Qof
    • Puntland oo Eedeysay Dowladda Soomaaliya
    • Gedo: Al-Shabaab oo Afduubtay Shaqaale Gargaar
    • Maleeshiyada Al-Shabaab oo ka Baxay Garacad

    Ugu yaraan lix qof oo dhinacyadii dagaallamay ah ayaa ku dhintay dagaal xooggan oo xalay saqdii dhexe ka dhacay degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose.
     
    Dagaalka ayaa bilowday kadib markii dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab ay weerar xooggan ku qaadeen fariisimaha ciidamada maamulka Jubbaland iyo kuwa AMISOM ee degmada Afmadow.

    Dagaalka ayaa lagu warramayaa inuu socday laba saac oo xiriir ah.
    Muuse Macallin Aadan oo ah guddoomiyaha maamulka Afmadow ayaa VOA-da u sheegay in kooxda weerarka soo qaadday ay wateen 18 baabuur oo kuwa dagaal iyo kuwo xamuul isugu jira.

    Warbixintaan waxaa magaalada Kismaayo nooga soo diray Wariyaha VOA ee Jubbooyinka Khadar Maxamuud Xareed.

    Dagaal ka dhacay Afmadow
    Dagaal ka dhacay Afmadowi
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 2.7MB
    • Ku dhageyso MP3 - 703.8kB
     
     
    X

     

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00