Isniin, Bisha Saddexaad 28, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 11:13
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Soomaaliya

    Ciidamada Jabuuti iyo Somaliland oo isku Dhacay

    Guddoomiyaha gobolka Salal ee Somaliland Farxaan Xasan Cabdi ayaa VOA-da u sheegay in ciidamada badda ee Jabuuti ay rasaaseeyeen markab.

    Djibouti

    Wararka Kale

    • Musharaxiinta Doorashada Jabuuti oo la Shaaciyey
    • 5 Caruur ah oo Ku Geeiryoday Sh/Dhexe
    • Dagaalkii Gobolka Mudug oo Qaboobay
    • Ciidamada Turkiga oo Duqeeyey Kooxda PKK
    • Ciidamada Israel oo Dilay 3 Qof oo Falastiiniyiin ah

    Hal askari ayaa geeriyooday, laba qof oo midkood askari yahayna waxa soo gaadhay dhaawac kadib markii ay isku dhaceen ciidamada badda ee Jabuuti iyo Somaliland.

    Guddoomiyaha gobolka Salal ee Somaliland Farxaan Xasan Cabdi ayaa VOA-da u sheegay in ciidamada badda ee Jabuuti ay ka soo gudbeen xadka biyaha u dhaxeeya Somaliland iyo Jabuuti, kadibna ay rasaas ku fureen markab laga leeyahay dalka Masar oo ka kalluumaysanayay badda dhinaca Somaliland.

    Labada qof ee dhaawaca ah ayaa waxa ku jira kabtankii markabkaas Masar, oo Somaliland ay sheegtay inay ruqsad siisay.

    Dowladda Jabuuti weli kama aysan hadlin dhacdadan, hase yeeshee waxaa lagu warramayaa in dhacdadan ay iminka ka wada hadlayaan labada dhinac.

    Warbixintan waxa noo soo diray weriyaha VOA ee Hargeysa Barkhad Kaariye.

    Jabuuti iyo Somaliland oo isku dhacay
    Jabuuti iyo Somaliland oo isku dhacayi
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 1.2MB
    • Ku dhageyso MP3 - 296.6kB
     
     
    X

     

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00