Isniin, Bisha Saddexaad 28, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 07:20
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Soomaaliya

    Mashruuc Shaqo Abuur oo Muqdisho lagu Daah Rogey

    Fursadfund

    Mashruuc loogu magac daray 'Fursad Fund' oo shaqa abuur loogu sameenayo dhalinyaro Soomaaliyeed, ayaa maanta lagu daah furay Magaalada Mqudisho.

    Mashruucan, ayaa bartilmaameedsanaya 5-kun oo qof oo midkiiba uu bixinayaa maalintii lacag 1-doollar, taasoo sannadkii noqon doonta 365 doollar. Waxana shaqo loogu abuuraya dhalinyarada gaaraysa 50,000 oo dhalinyaro Soomalaiyeed 5-sana ee soo socota.

    Mashruucan, ayaa waxaa Maamulaya 11 xubnood oo ay ka mid yihiin wasiirka qorsheynata C/raxmaan Caynte iyo Dr. Maryam Qaasim Axmed oo hore wasiir u so noqotay. Wariyaheena C/qaadir Maxamed Cabdulle ayaa wareystay Dr. Maryan Qaasim.

    DHageyso Mashruuca Fursad
    DHageyso Mashruuca Fursadi
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 7.7MB
    • Ku dhageyso MP3 - 1.9MB
     
     
    X

     

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00