Isniin, Bisha Saddexaad 28, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 12:42
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Soomaaliya

    Shirkadda Daalo: Nama Saameynayo Qaraxa

    Madaxa shirkadda Daalo Maxamed Ibraahim Yaasiin-Colaad ayaa arrintan kaga hadlay wareysi cusub oo uu siiyey VOA-da.

    Dalool ka muuqda diyaaradda

    Wararka Kale

    • UK: Somali 15 Sano Oo Xabsi lagu Xukumay
    •  Somalia: '4.7 Milyan Oo U Baahan Gargaar'
    • Ciidanka Dowladda Oo Dib U Qabsaday Marka
    •  Fallanqeyn: Qaraxii Diyaaradda DAALO
    •  Dowladda: Weerada Al-Shabaab Waa Bilow
    • Afghanistan: 3 Askari Oo Lagu Dilay Qarax

    Shirkdadda diyaaradaha ee Daalo ayaa sheegtay in qaraxii toddobaakdii hore uusan wax saamayn ah muddada fog ku yeelan doonin hawlahooda duulimaadyada ee magaalada Muqdishu. 

    Shirkaddu waxay xaqiijisay in ninka la tuhnsan yahay inuu watay kombiyuutarka qaraxu ku rakibnaa uu horey u goostay tikidh ay leedahay shrikadda diyaaradaha ee Turkiga, uuna ku talogalku ahaa inuu diyaaradaasi raaco ka hor intii aan duulimaadkaasi baaqan. 

    Haaruun Macruuf ayaa khgadka telefoonka ee imaaraadka Craabta kula xidhiidhay Madaxa shirddaasi Maxamed Ibraahim Yaasiin-Colaad, waxana uu ugu horrayn weydiiyey macluumaad dheeri ah haddii ay ka heleen dhinaca dawladda Soomaaliya oo ku saabsan baadhitaanka.

    Wareysi: Madaxa Daalo
    Wareysi: Madaxa Daaloi
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 5.6MB
    • Ku dhageyso MP3 - 1.4MB
     
     
    X

     

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00