Isniin, Bisha Saddexaad 28, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 11:18
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Soomaaliya

    Taliye Gafow iyo Wasiir Warancadde oo Is-Eedeeyey

    x

    Taliyaha laanta socdaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdullaahi Gaafow Maxamed ayaa sheegay inuu warqad ka helay Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-Cadde oo sida uu sheegay uu Wasiirku kaga codsanayo in xafiis laga bixiyo baasaboorada iyo jinsiyadaha Soomaaliya laga furo Somaliland. 

    Dhinaca kalena Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa isagu been abuur ku tilmaamay waraaqdaan isla markaana sheegay inaanay jirin waraaq uu u qoray dawladda Somaliya, isaga oo dhiniciisa ku dooda in waraaqdaas ay been abuureen qaar ka mida masuuliyiinta Soomaaliya.

    Waraysiga labada dhinac xaggan hoose ka dhegeyso.

    Taliye Gaafow iyo Wasiir Warancadde
    Taliye Gaafow iyo Wasiir Warancaddei
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 10.0MB
    • Ku dhageyso MP3 - 2.5MB
     
     
    X

     

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00