Isniin, Bisha Saddexaad 28, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 12:37
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Soomaaliya

    Shirkii Kismaayo Oo Lagu Soo Kala Tagey

    x

    Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qeybihii ku shirayey magaalada ay wax heshiis ah gaari waayeen.

    Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Sharmarke oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in arrimo farsamo dartood shirku u joogsaday, lagana shaqeynayo sidii xilli dambe loogu sii amba qaadi lahaa. Ra'iisal Wasaaraha ayaan sheegin goorta iyo goobta la iskugu iman doono.

    Dhageyso Wareysiga Kismaayo
    Dhageyso Wareysiga Kismaayoi
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 4.2MB
    • Ku dhageyso MP3 - 1.1MB
     
     
    X

     

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00