Axad, Bisha Saddexaad 27, 2016 Wakhtiga Geeska Afrika 22:40
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

    War / Caalamka

    Jeddah: Qoys ku Dhintay Qiiq ku Baxay Gurigooda

    x


    Qoys Soomaali ah oo ka kooban 5 qof ayaa maalintii shalay ahayd ku dhintay magaalada Jeddah ee dalka Sucuudiga. Aabaha, hooyada iyo saddex caruur ah ayaa dhintay markii uu qiiq badani ku baxay gurigii ay deganaayeen.

    Haddaba faahfaahinta dhacdadan ayaa Maxamed Cabdi Sandhere uu ka wareystay Nuur Ugaas Maxamed (Gaataa) oo xiriir bulshada iyo ka dibadda u qaabilsan Qunsuliyadda Soomaalida ee magaalada Jeddah.

    Dhageyso Dhimashada Sucuudiga
    Dhageyso Dhimashada Sucuudigai
    ▶ || 0:00:00
    ... ⇱  
    • Ku dhageyso MP3 - 4.7MB
    • Ku dhageyso MP3 - 1.2MB
     
     
    X

     

    Dhageyso: Idaacadda Subaxnimo 6:30

    Dhageyso: Idaacadda Duhurnimo 1:30 

    Dhageyso: Idaacadda Galabnimo 4:00

    Dhageyso: Idaacadda Fiidnimo  7:00

    Dhageyso: Idaacadda Habeennimo 8:00