Friday, September 26, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 06:33
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

War / Maraykanka

USA: Dhulgariir ku Dhuftay San Fransisco

x
Dhulgariirkii ugu weynaa ayaa gilgiley agagaarka San Francisco mudo 25 sano ah, tiro dad ah ayaa la sheegey in ay ku dhaawacmeen, dhismayaal taariiqi ah ayaa la sheegey Iyana in ay waxyeelo ka soo gaartey, kumanaan dad ah ayaa Iyana ku koronta beeley.
 
Qasaaraha ugu badan ee dhulgariirkan oo cabirkiisu ahaa 6.0 ayaa aroortoo hore ee Axada maanta ah waxa uu ka soo bilaabey magaalda picturesque ee Napa oo caan ku ah soo saarista Qamriga Wineka loo yaqaano ee Waqooyiga California.
 
 Boga Internetka ay ku leedahay magaalda Napa ayaa lagu sheegey in 50 dhuumaha shidaalka ah iyo 30 kuwa biyaha ah ay jabeen iyadoo dhismayaashii ku yaaley magaaladaasna ay daaqadihii ka bur bureen halka qaar kalena ay gudaha waxyeelo ka soo gaartey.
 
Banaanka cusbitaalka magaalda Queen Valley ayaa waxaa laga dhisey teendhooyin lagu daweeyo dadka ku dhaawacmey dhulgariirkan.

Qubanaha VOA, Sept 25, 2014

Idaacadda Subaxnimo  MP3
Idaacadda Galabnimo   MP3
Idaacadda Fiidnimo (7) MP3
Toos u Dhageyso​