Friday, September 26, 2014 Wakhtiga Geeska Afrika 07:38
Dhageyso
Daawo
 Toos u Dhageyso
 Idaacadda Subaxnimo
 Idaacadda Galabnimo
 Idaacadda Fiidnimo
Barnaamijyada
Podcast

 Qubanaha VOA
Bogga Sawirrada
 YouTube

War / Afrika

Kenya oo ka Gaashaamanaysa Ebola

x

Dawladda Kenya ayaa sheegtay inay dalkeeda soo gali karin dadka ka imanaya dalalka Guinea, Liberia iyo Sierra Leone oo ah dalalka uu ka dilaacay xanuunka Ebola.

Wasiirka Caafimaadka ee Kenya ayaa sheegay in go’aankan uu ku salaysanyahay xogt ay ka heleen  hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO.

Hay’adda ayaa sheegtay in caalamku uu dhayalsaday halista xanuunka Ebola, waxaanay hay’addu intaasi ku dartay in dhibaatada xanuunkaasi ay sii socon karto wakhtiyada soo socda.

Wasiirka Caafimaadka ee Kenya ayaa sidoo kale sheegay in xayiraaddan ku meel gaarka ah ay ka dhaqan galayso dhammaan garoomada diyaaradaha iyo xuduudaha dalka Kenya.

Shirkadda diyaaradaha ee Kenya Airways ayaa ku biirtay shirkado kale oo hakiyay amma shuruudo dheeraad ah ku soo rogay duulimaadyada tagaya galbeedka Africa.

Qubanaha VOA, Sept 25, 2014

Idaacadda Subaxnimo  MP3
Idaacadda Galabnimo   MP3
Idaacadda Fiidnimo (7) MP3
Toos u Dhageyso​